Muunadaha Dukumentiyada Looga Baahan Yahay Goob-suuqeedka HCA
Liiska hoose waxaa ku qoran muunadaha duukumiintiyada aad u baahan doonto si aad inoogu soo dirto ka ahaan caddaynta qorshaha caymiska ee Goob-suuqeedka. Waxaad soo gelin kartaa adigoo soo buuxinaya Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ama soo galayaa MyCarewell503.org (oo hadda lagu heli karo Ingiriis).
Oregon
Muunadaha Biilka Khidmada Caymiska Bil’laha ah
Tusaalaha Healthcare.gov
Gal akoonkaaga healthcare.gov oo tag “My plans & programs” (“Qorshayaashayda caymiska & barnaamijyadeyda”).
Muunada Biilka Khidmada Caymiska Bil'laha ah ee Providence
Biilka khidmada caymiska bil’laha ah ee Providence ma muujinayo magaca qorshahaaga caymiska. Gal akoonkaaga healthcare.gov oo tag “My plans & programs” (“Qorshayaashayda caymiska & barnaamijyadeyda”).
Oregon
Muunadaha Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka
Washington
Muunadaha Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka
Wixii macluumaad dheeraad ah
Booqo boggagan si aad wax badan uga ogaato dheefahaaga iyo sida loo isticmaalo haddii aad xaq u leedahay:
Websaydhka Foomamka
Websaydhka Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Websaydhka FAQ-yada
MyCarewell503