Kheyraadyada iyo Foomamka
Ma raadineysaa xog dheeraad ah oo ku saabsan Tababarkaaga iyo Dheefahaaga Carewell? Ma u baan tahay inaad foom buuxiso ama aad nala soo xiriirto? Waxaad timid goobta saxda ah!
Qayb ka dooro xaga hoose si aad ula soo degto PDF-yo
Ilkaha
Aragga + Maqalka
Barnaamijka Caawimaadda Shaqaalaha
Caawinta kharashka daryeelka caafimaadka ee qorshayaasha la ansixiyay
Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Medicare
Tabbabar
Guud ahaan
Iskuxiradda Inta Badan la Isticmaalo
FAQ (Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo)
Ma qabtaa wax su’aalo ah oo ku saabsan Tabbabarka iyo Dheefaha Carewell SEIU 503? Ka hel jawaabo halkaan.
Foomamka
Halkan ka eeg foomyaasha aad u baahan karto inaad u buuxiso xaq u yeelashada dheefta iyo arrimaha kale ee muhiimka ah.
Learn & Connect (Baro & Ku Xidho)
Wax badan kaga ogoow dheefahaaga munaasabad waxbarasho!
Xiriirada Dheeraadka ah
Hel macluumaadka xiriirka ee hay’addaha la xiriira Tabbabarkaga iyo Dheefahaga Carewell.
Waxyaabaha la soo dejiyay
Ilkaha
Khayraadka daryeel bixiyeyaasha jooga aagga Kaiser / caymiska HMO
Dheefaha caymiskaaga Kaiser Permanente HMO ee Carewell SEIU 503 (Muuqaal)
Macluumaad muhiima ah oo ku saabsan caymiskaaga Ilakaha ee Kaiser Permanente HMO ee Carewell
Guudmarka dheefaha Ilkaha ee Kaiser (HMO)
Caafimaadka + Ilkaha ee Kaiser Permanente: Ku Wanaagsan Wadajir
Halka Laga Heli Karo Daryeelka Ilkaha
Saddex Tallaabo oo Fuduud oo Loogu Wareego Daryeelka Ilkaha ee Kaiser
Khibrad Ka Qaado Kaiser Dental Innovation
Soo Koobida Dheefaha Aagga Kaiser Dhexdeeda ee 2024 (HMO)
Soo Koobida Dheefaha Aagga Kaiser Dhexdeeda ee 2025 (HMO)
Khayraadka daryeel bixiyeyaasha ka baxsan aagga Kaiser / caymiska PPO
Dheefaha caymiskaaga Kaiser Permanente PPO ee Carewell SEIU 503 (Muuqaal)
Macluumaad muhiima ah oo ku saabsan caymiskaaga Ilkaha ee Kaiser Permanente PPO ee Carewell
Guudmarka Kaiser Dental Choice (PPO)
Labo Tallaabo oo Fuduud oo Lagu Helo Daryeelka Ilkaha ee Kaiser
Fursado dabacsan oo lagu helo daryeelka ilakaha oo tayo leh (PPO)
Soo Koobida Dheefaha Aagga Kaiser Ka Baxsan ee 2024 (PPO)
Soo Koobida Dheefaha Aagga Kaiser Ka Baxsan ee 2025 (PPO)
Khayraadyada guud ee ku saabsan daryeelka ilkaha
Ka hortagga/Fayo-qabka: Goormee Noqonaysaa Ilka Nadiifinyeyda Xigta
Caafimaadka + Ilkaha ee Kaiser Permanente: Ka Wanaagsan Wadajir
Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ) ee Kaalmada Maaliyadeed ee Daryeelka Ilkaha ee Kaiser
Daryeelka afka oo tayo sare leh ee ilkaha oo dhan
Aragga + Maqalka
Barnaamijka Caawimaadda Shaqaalaha
Caawinta kharashka daryeelka caafimaadka ee qorshayaasha la ansixiyay
Khayraadka guud ee ku saabsan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Hagaha tixraaca degmada Oregon ee Ceymisyada La Oggolyahay ee 2025
Hagaha tixraaca degmada Washington ee Ceymisyada La Oggolyahay ee 2025
Maareynta Kaarkaada Dukaameysiga ee Dheefta
Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (Oregon) ee 2025
Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
Kaiser Permanente Oregon Silver 3000 (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 71287OR0420011)
PacificSource Oregon Standard Silver Plan NAV (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 10091OR0750013)
Providence Oregon Standard Silver Plan – Choice Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 56707OR1330004)
Providence Oregon Standard Silver Plan – Signature Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 56707OR1360004)
Regence Oregon Standard Silver Plan Individual iyo Family Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 77969OR5290001)
Fadlan ogow in qorshayaasha caymiska caafimaadka ee Moda aanan hadda loo sii heli karin si ka mid ah qorshayaasha la ansixiyay ee 2025. Bixiyeyaasha daryeelka ee Moda waxay u baahan yihiin inay u beddeshaan qorshe ceymis oo 2025 laga ansixiyay degmadooda si ay u codsadaan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.
Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (Washington) ee 2025
Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
Kaiser Permanente Cascade Silver (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 23371WA1940002)
Regence Cascade Silver Individual iyo Family Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 71281WA1360014)
Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (California) ee 2025
Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
Anthem Silver 70 EPO
BlueShield of California Silver 70 PPO
Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (Idaho) ee 2025
Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
PacificSource Navigator Silver 3600
Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Medicare
Oregon Guide to Medicare Insurance Plans (Hagaha Qorshayaasha Caymiska Medicare ee Oregon) (PDF)
How to update your Medicare coverage on MyCarewell503 (Sida looga cusbooneysiiyo ceymiskaaga Medicare barta MyCarewell503) (PDF)
Guud ahaan
Carewell SEIU 503 Guide to Training and Benefits (Hagaha Tabbabarka iyo Dheefaha ee Carewell SEIU 503) (PDF)
Hagaha waxaa ku jiro macluumaad muhiim ah oo ku saabsan tabbabarka iyo dheefaha daryeel bixiyeyaasha.
MyCarewell503 Quick Start Guide (Hagaha Bilaabida Degdega ah ee MyCarewell503 (PDF)
Hagahan waxa uu leeyahay macluumaad muhiim ah oo ku saabsan sida looga helo macluumaadka dheefahaaga MyCarewell503.