Kheyraadyada iyo Foomamka

Ma raadineysaa xog dheeraad ah oo ku saabsan Tababarkaaga iyo Dheefahaaga Carewell? Ma u baan tahay inaad foom buuxiso ama aad nala soo xiriirto? Waxaad timid goobta saxda ah!

Qayb ka dooro xaga hoose si aad ula soo degto PDF-yo

Ilkaha
Aragga + Maqalka
Barnaamijka Caawimaadda Shaqaalaha
Caawinta kharashka daryeelka caafimaadka ee qorshayaasha la ansixiyay
Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Medicare
Tabbabar
Guud ahaan

Iskuxiradda Inta Badan la Isticmaalo

FAQ (Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo)

Ma qabtaa wax su’aalo ah oo ku saabsan Tabbabarka iyo Dheefaha Carewell SEIU 503? Ka hel jawaabo halkaan.

Foomamka

Halkan ka eeg foomyaasha aad u baahan karto inaad u buuxiso xaq u yeelashada dheefta iyo arrimaha kale ee muhiimka ah.

Learn & Connect (Baro & Ku Xidho)

Wax badan kaga ogoow dheefahaaga munaasabad waxbarasho!

Xiriirada Dheeraadka ah

Hel macluumaadka xiriirka ee hay’addaha la xiriira Tabbabarkaga iyo Dheefahaga Carewell.

Waxyaabaha la soo dejiyay

Ilkaha

Aragga + Maqalka

Caawinta kharashka daryeelka caafimaadka ee qorshayaasha la ansixiyay

Khayraadka guud ee ku saabsan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka

Hagaha tixraaca degmada Oregon ee Ceymisyada La Oggolyahay ee 2025
Hagaha tixraaca degmada Washington ee Ceymisyada La Oggolyahay ee 2025
Maareynta Kaarkaada Dukaameysiga ee Dheefta

Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (Oregon) ee 2025

Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
Kaiser Permanente Oregon Silver 3000 (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 71287OR0420011)
PacificSource Oregon Standard Silver Plan NAV (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 10091OR0750013)
Providence Oregon Standard Silver Plan – Choice Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 56707OR1330004)
Providence Oregon Standard Silver Plan – Signature Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 56707OR1360004)
Regence Oregon Standard Silver Plan Individual iyo Family Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 77969OR5290001)

Fadlan ogow in qorshayaasha caymiska caafimaadka ee Moda aanan hadda loo sii heli karin si ka mid ah qorshayaasha la ansixiyay ee 2025. Bixiyeyaasha daryeelka ee Moda waxay u baahan yihiin inay u beddeshaan qorshe ceymis oo 2025 laga ansixiyay degmadooda si ay u codsadaan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.

Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (Washington) ee 2025

Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
Kaiser Permanente Cascade Silver (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 23371WA1940002)
Regence Cascade Silver Individual iyo Family Network (Aqoonsiga Qorshaha Ceymiska: 71281WA1360014)

Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (California) ee 2025

Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
Anthem Silver 70 EPO
BlueShield of California Silver 70 PPO

Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska (Idaho) ee 2025

Dukumeentiyadani waxay bixinayaan faahfaahinta qorshayaasha ceymiska caafimaadka.
PacificSource Navigator Silver 3600

 

Guud ahaan

Carewell SEIU 503 Guide to Training and Benefits (Hagaha Tabbabarka iyo Dheefaha ee Carewell SEIU 503) (PDF)
Hagaha waxaa ku jiro macluumaad muhiim ah oo ku saabsan tabbabarka iyo dheefaha daryeel bixiyeyaasha. 

MyCarewell503 Quick Start Guide (Hagaha Bilaabida Degdega ah ee MyCarewell503 (PDF)
Hagahan waxa uu leeyahay macluumaad muhiim ah oo ku saabsan sida looga helo macluumaadka dheefahaaga  MyCarewell503

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir